Machadka Daarul-Sunna Quran oo Wargalin Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

MACHADU DAARUL-SUNNA QURAN ONLINE waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta Soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .   • Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.   • Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada … Continue reading Machadka Daarul-Sunna Quran oo Wargalin Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed